Ilhan Omar @IlhanMN
Waad ku mahadsan tihiin daabicista sheekadan oo afsoomaali ah si aan dhammaanteen u fahanno guul darrooyinkii horseeday dabkii bishii hore ee Cedar Riverside. Waxaan sii wadi doonnaa dalbashada isla xisaabtanka si aanan waligeen u arag masiibo kale oo sidan oo kale ah. — PolitiTweet.org
Star Tribune @StarTribune
This story is also available in Somali: https://t.co/xu92aaHSoP